Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 13
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Taliyaha ciiddanka XDS Jen. Axmed Maxamed Jicmaale (Cirfiid) oo sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciiddamada dowladda iyo kuwa Mareykan ah shalay  deegaanka Bariire lagu dilay dad rayid ah iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararkaaan idiin hayno waxaa ka mid ah: Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Md. Xasan Cali Khayre iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaalo dhimasho keenay oo ka dhacay deegaanka Xeeraale ee gobolka Galguduud oo u dhaxeeya maleeshiyo ka tirsan  Ahlu Sunna iyo dadka deegaanka iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo miinooyin ah oo maanta ciiddamada AMISOM lagula eegtay dhinaca waddada u baxda Balcad ee magaalada Muqdisho iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegyso Warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar, iyadoo lagu wado inay kulamo la qaataan mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka Hir Shabelle oo godoomiye cusub doortay Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch, oo ugu baaqday dowladda Federaalka inay baarto dambiyadii uu galay Mukhtaar Roobwo Abuu Mansuur, kaddib markii shalay  loo soo bandhigay Saxaafada iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer: