Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo miinooyin ah oo maanta ciiddamada AMISOM lagula eegtay dhinaca waddada u baxda Balcad ee magaalada Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegyso
