Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 15
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba ka baxday heshiisyadii ay kula jirtey dhamaan shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee bixiya adeegyada kala duwan ee Dowladda loo sameeyo. iyo warar kale Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer ;

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo amray howgal lagu dilay sarkaal Shabaab ahaa, Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in gargaar caafimaad oo dibadda ah ay heli doonaan dadkii shalay ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxii Al Shabaab iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiib hayno waxaa ka mid ah: Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka la wareegay sanad ka hor iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso      

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray hay’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac ee shalay dhex martay ciidamada dowladda iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegyso warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Dr Edna Aadan u magacaabay, wakiilka Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland u dhaxeeya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Ciiddanka Xasilinta Caasimadda ay wax badan ka qabteen ammaanka Muqdisho, Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay colaadda Xeraale markii ugu horreysay iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso