Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 16
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo soo saartay awaamiir la dul dhigay ganacsato ay sheegtay in ay tageeraan maleeshiyaadka Shabaab,  Wasiirka Dastuurka oo ka soo hor jeestay mowqifka Barlamaanka Soomaaliya ee ku aadanaa kuraastii la laalay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa is casishay, kaddib markii cadaadis uga yimid dilkii uu geystay Askari Soomaali Mareykan ahaa, oo todobaadkii hore dilay Haweeney u dhalatay dalka Australia. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Weerar qorsheysan oo isugu jira dhul iyo cir ayna ka qeyb galeen ciidamada sida gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamo Maraykan ah ayaa xalay lagu qaaday degaanka Toorotoorow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada Garowe oo aqbalay go’aankii Baarlamaanka Puntland uu codka kalsoonida kala laabtay Golihiisa Wasiirrada iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso