Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo soo saartay awaamiir la dul dhigay ganacsato ay sheegtay in ay tageeraan maleeshiyaadka Shabaab,  Wasiirka Dastuurka oo ka soo hor jeestay mowqifka Barlamaanka Soomaaliya ee ku aadanaa kuraastii la laalay iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: