Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Dr Edna Aadan u magacaabay, wakiilka Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland u dhaxeeya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
