Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Ciiddanka Xasilinta Caasimadda ay wax badan ka qabteen ammaanka Muqdisho, Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay colaadda Xeraale markii ugu horreysay iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
