Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid a: Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaarad sidday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dawladda isu soo dhiibay iyo Warar kale.
Warka oo dhan oo hoos ka dhegeyso
