Category: Warar

Home » Warar
War-Murtiyeed: shirka Mucaaradka Muqdisho
Post

War-Murtiyeed: shirka Mucaaradka Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Madasha Mucaaradka oo ay ku bahoobeen mucaaradka Muqdisho, islamarkaana uu guddoomiye u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa war murtiyeed ay soo saareen ku sheegay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu burburiyay heshiisyadii saldhigga u ahaa dhismaha dalka. War-murtiyeedka ayaa u qornaa sida hoor ku qoran:

Hay’adda Siroonka ee NISA oo sheegtay in la dilay horjaage sare oo ka tirsanaa Al-shabaab
Post

Hay’adda Siroonka ee NISA oo sheegtay in la dilay horjaage sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Muqdisho (WDN)- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda xagjirka ee Al Shabaab. War ka soo baxay hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed (NISA), ayaa sheegay in hawlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen ciidanka gaarka ah ee Gaashaan deeganka Sabiib ee Shabeelada Hoose, lagu dilay horjooge sare oo aan la sheegin magaciisa,...

Warbixin Khaas ah: Qorshaha iyo  Marin-Habaabinta Ciidamada Soomaalida ee Dowladda Qadar dhawaan geysay Muqdisho
Post

Warbixin Khaas ah: Qorshaha iyo  Marin-Habaabinta Ciidamada Soomaalida ee Dowladda Qadar dhawaan geysay Muqdisho

WardheerNews Doxa (WDN)- Tan iyo intii ka dambeysay burburkii Dowladda Dhexe ee Soomaaliya sanadki 1991, waxa jiray isku dayo badan oo la rabay in dib loogu dhiso ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taasi oo keentay in dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed tababaro kala duwan loogu qaado dalka dibadiisa, iyaga oo la geeyay wadamo kala duwan oo ay...

War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka Muqdisho
Post

War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka Muqdisho

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ooo ka dhacay magaalada Muqdhso 6-7 bishan May, ayaa soo saaray war-murtiyeed, Shirkaasi oo ay ka maqnaayeeyen Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubaland, ahlka shirka ay ka qeyb gashay SSC-Khatume. War-murtieedka yaa u dhignaa sidan: Hordhac Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) oo uu shir guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan...

Fashil Diblomaasiyadeed
Post

Fashil Diblomaasiyadeed

Muqdisho (WDN)- Muuqaalka diblomaasiyaddeed ee Geeska Afrika ayaa isbedel weyn ku yimid tan iyo bishii Janaayo, 2024-kii, wakhtigaasi oo Itoobiya heshiis is-afgarad oo muran badan dhaliyay la saxeexatay Soomaaliland; Is afgaradkaas oo  Addis Ababa u ogolaaday in ay ka haleen marin  Badda Cas, sidoo kalen ay Itoobiya ka samaysato saldhig ciidan xeebaha badda cas. Dowladda...

RW Xamse oo Booqasho ku yimid Laas Caanood
Post

RW Xamse oo Booqasho ku yimid Laas Caanood

Muqdisho (WDN):- Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ku yimid magaaladda Laascaanood, ee xarunta Maamulka SSC-khaatumo. Mudane RW Xamsa  waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay magaalada Laas Caanood Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed (Firdhiye), mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Maamulka SSC-Khaatumo iyo dadweyne aad u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Baaqay Gogol Wadatashi iyo jawaabo laga bixiyay baaqaasi
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Baaqay Gogol Wadatashi iyo jawaabo laga bixiyay baaqaasi

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku aadan munasaabadda Ciidda Soon-fur oo uu ujeediyay shacbiga Soomaaliyeed, ku sheegay in uu Gogol Wadatashi u fidinayo siyaasiyiinta iyo hoggaamiyayaasha bulashada. Kulankaasi oo lagaga arinsanayo dagaalka lagula jiro kooxaha Argagixisada iyo sidii loo dhisan lahaa dowlad Dimuqraadi ah oo oo casri ah,...

Muqdisho: Qoysas bannaanyaal noqday markii laga raray xero ay ku noolaayeen
Post

Muqdisho: Qoysas bannaanyaal noqday markii laga raray xero ay ku noolaayeen

(ERGO) – Suubiya Sheekh Yuusuf iyo carruurteeda oo 6 ah waxay ka faro maran yihiin ganacsi yar oo noloshoodu ay ku tiirsanayd, markii 25 Fabraayo qasab looga barakiciyay xerada Fililbiin ee degmada Garasbaaley. Xaaladaan ayaa u horseeday cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan ay hadda ku wajahayaan dhul banaan oo duleedka magaalada Muqdisho ah. Waxay...