Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 73
Aw Jaamac Cumar Ciise: Muftigii Taariikhda iyo Maansada Soomaalida u Miciinay
Post

Aw Jaamac Cumar Ciise: Muftigii Taariikhda iyo Maansada Soomaalida u Miciinay

W.Q. Ibraahim M. Deeq Ma daalihii ma hadhooyinka reebay ee mooro-gelinta iyo meel marinta sooyaalka iyo murtida Soomaalida meel walba u maray. Mudanihii ururinta iyo raad-raacooda sidii uu uga midho dhalin lahaa marxalad kasta oo qalafsan u jiidhay oo maanta aynu milicsan karo midhaha macaan iyo madhaxa weyn ee uu inooga tegey ee ina mihiibsiiyey....

Waa laga Hadlaaye ma laga Bixi	  Karaa?
Post

Waa laga Hadlaaye ma laga Bixi Karaa?

Talo Waa Garasho iyo Go’aan W. Q. Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyne) Inta aan xusuusto, tan iyo toddobaatannadii qarnigii labaatanaad baa laga hadlayey dhaqanka gudniinka fircooni ah iyo dhibaatadiisa aan ka hadhin gabadha soomaaliyeed, inta ay noshahay ba. Intii ka dambaysay na qaylodhaanteedu taagan bay ahayd.  Shirar iyo kulamo heer dal iyo heer adduunweyneba ah ayaa...

Dalanbaabi (Maanso)
Post

Dalanbaabi (Maanso)

W/T: Cabdiraxmaan Beyleh PhD (Cabdi Wadaad) Walaalaha Soomaalilyeed ee caalamka daafihiisa ku kala noolow, waan idin salaama. Waxaan idiin rajeynayaa Sannad Wanaagsan oo wacan, 2014. Jiiftadii sannakan  2013 gunaandadkeeda iyo oddoroska inna soo food-saaray, 2014, way soo socotaa. Haddase, waxaan saaka idiin soo gudbinayaa maanso aan u bixiyey DALANBAABI (Rough translation would be: UTTER DISPPAIR)....

Post

Madaxweyne Xasan Ma ku Ekaan Doonaa Mas’uuliyadihiisa Dastuuriga ah?

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Way adkayd in la sii saadaaliyo waxa laga filan karo, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, markii xilka madaxweynenimo loo doortay, maadaama aannu ahayn shakhsi hore siyaasadda murugsan ee Soomaalida ugu soo dhex jiray. Taasi waxay u ahayd faa’ido isagoo isla markaana ay u dheerayd fursado kale oo ay ka mid ahaayeen xilligii...

Post

Tayaynta Waxbarashada Jaamacadaha Soomaaliyeed

W.Q.  Cabdulqaadir Cabdi Diiriye Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskood isu maamula ilaa iyo haddana ma jirto, intaan ogahay, hay’ad bixisa oggolaashaha furitaanka jaamacadaha. Ma loo baahan yahay hay’ad noocaas ah? Ardaydase ka qalin jebisa jaamacadahaas dhib ma ku noqonaysaa mustaqbalkooda nooca waxbarasho ee ay soo qaateen? Qoraalkani wuxuu eegayaa tayo-gelinta...

Post

AF SOOMAALIGA IYO TEKNOLOOJIYADA

W.Q. Cabdalla Xaaji Cusmaan Sannadkii 1972kii, markii la hirgeliyey qoraalka Af Soomaaliga, waxa suura galay in la diiwaan geliyo suugaanta iyo dhaqanka hodanka ah ee aynnu ku faanno, hawshaa oo ay iska xil saareen aqoonyahanno badan. Dhinaca kale, dawladdii Kacaanka ee dalka ka talinaysay, waxay meel marisay ereybixin badan oo loo aayey, hasayeeshee waxa laga...

Post

Taxanaha Aadan Makina: Bar ama Baro:

W/Q Aadan Makiina ‘Aqoon la’aani waa iftiin la’aan’ waa halqabsi oo tilmaamaya faa’idadda ama muhiimada ay leedahay waxbarashadu. Tan iyo intii dawladii kacaanka laga eryay xukunka, Soomaaliya waxaa soomaray mugdi xagga tacliinta maadaama dugsyadii iyo ilihii waxbarasho burbureen iyadoo ummaddii noqotay wax debedaha uhayaama iyo wax ku tabaaleysan gudaha dalka. Tiro badan ayaa kunool xeryo...

Post

Xilka Qaadista Raysal Wasaaraha Soomaaliya: Fursad Cusub Mise Fashil labaad

W.Q. Biixi Cismaan Diriye Khilaafka madaxda dawladda Soomaaliya ee hadda, ayaa dad badan oo Soomaali ah iyo dadka iyo dawladaha daneeya arrimaha Soomaalida ba war-war geliyay. isqab-qabsiga madaxda sare ee Soomaaliya ayaa ahaa mid caado u noqday dawladihii Soomaaliya soomaray muddadii KMG lagu jiray, dhaawac waynna u geystay dawladnimada iyo kalsoonidii ummadda Soomaaliyeed ku qabtay...

Gartay (Maanso)
Post

Gartay (Maanso)

W.T. Faarax Cali Gammuute ‘Show madax dadoo kuu muuqda iyo Mindi saawiraa marar badan ku hoda’; ayaan xusuusta ku keenay.Tuducuna, haddaan sii candhabo, maanso aanan markan meel ku ogayn ayuu ka tirsanaa. Haabkaba, ku maan hayn. Markase wax laguu sheegaad, wax garataa, oo afka iyo uurkaa is oge, nin ayay arrini si ugu dhuumatay. Fartaa loogu...