Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 68
Inaabsi: Shirib
Post

Inaabsi: Shirib

W/T Faarax Cali Gamuute Halkii Cali Sugulle weeye oo: “waxa uurka jiifuu afku kaa xadaa”. Dibnuhu amar kaama qaataan”.Adoo yidhi baad is argtaa. Alle u naxariisagii Cabdi Iidaanna, waxaa laga reebay:“Shalmadi koore raacdaye wax baan; sheedda ka arkaaye”. Anse yay ila ordine waxaan; arar ku seeteeyay, Inaabsi baa odhanaaya: Amaano eegga way irdhawdayoo Amaah ku...

Post

Libin iyo Laaluush!

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan “Waxaan aad uga walaacsanahay laaluushka la siinayo xubnaha baarlamaanka si ay awoodda uga tuuraan ra’iisalwasaaraha,” sidaa waxaa yidhi ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Md. Nikolas Kay. Ma ahan arrin sahlan in diblomaasi mas’uuliyad heerkaas ah u haya Qaramada Midoobay ay ka soo yeedho eedayn intaas le’eg, isagoon...

Af-Soomaaliga Tolow Yaa Qareen u Ah?
Post

Af-Soomaaliga Tolow Yaa Qareen u Ah?

Qore: Cabdimajiid Nuur Cisman, PhD, Professor – Medical Genetics Linköping, Sweden Waxaan si weyn ugu riyaaqay maqaal uu dhowaan wargayskan WardheerNews ku daabacay Cabdullaahi Xasan Maxamuud (Spanish). Kaasoo uu qoraagu jawaab uga dhigay qoraal hore oo nin Soomaali ah qoray kuna baxay af qalaad. Ma jecli, ujeeddadayduna ma aha inaan dhex galo muranka ka aloosan arrimaha...

Post

Jawaab: Soomaaliya waa mashruuc‏

Bismillah: Waxaan jecelahay in aan shacbiga Soomaaliyed la wadaago heestan Maxaa maanta isbedelay oo ah jawaab heesta Soomaaliya waa mashruuc oo uu horay noo soo gaarsiiyey Cabdiraxmaan Beyle, oo ka hor intaanu noqon Wasiirka Arrimaha Debedda DFS. Heestan Maxaa Maanta is beddeley, waxan ku oddorayaa bal in Cabdiraxmaan maaddaama uu hoggaanka meel sare ka joogo,...

Post

Qoraal ka Jawaabaya “An Open Letter to the Speaker of Parliament”.

W.Q. Cabdullaahi Xasan Maxamuud (Spanish) Maqaalkan gaabani waa jawaab ku socota “Alias” Mohsin oo mareegta Wardheernews.com iyo mareego kale oo badan ku soo saaray qoraal Af qalaad ku qoran oo cinawaankiisu yahay  “An Open Letter to Speaker of Parliament”. Waxaan haddii Alle idmo ku dadaalayaa in aan jawaabtayda ku saleeyo laba arrimood oo tan hore...

Post

Falanqayn : Buugga Xadka Riddada Maxaa Ka Run Ah?

W/Q: Guuleed Axmed Dafac Buugga xadka riddada maxaa ka run ah ee qoray Siciid A. Ismaaciil  wuxuu ka dhex dhaliyay bulshada Soomaaliyed buuq iyo qaylo dheer, sababta oo ah qaar ka mid ah wadaadadda loogu ixtiraamka badan yahay Soomaalida  ayaa si adag u canbaareeyey ilaa xad ay gaadheen ay ku tilmaameen buugga mid diinta ka soo...

Post

Mudnaanta Culimada

W.Q: Cabdullaahi Janno Qaran-jabkii Soomaaliya ka dib, waxaa xigay firxad. Meelihii loo firxadayna saameyn ayay ku yeelatay Soomaalidii firxadka ahayd. Afkaar iyo dhaqamo aysan Soomaalidu ku dhiirran jirin ayaa la dhaxlay. Waxaa casrigan badatay fitnada. Meelaha lagu hoobtay waxaa ka mid ah fududeysiga culimada. Khawaarijta, ayaa ugu caansan cid isku dhereriso culimada oo sharafkooda iyo...

Post

Sheekh Maxaan Akhrinnaa?

W/Q Axmed Ismaaciil Maxamuud Weli buug aanad akhrin ma lagu yiri: Xukun isaga iyo ninka qorayba? Markii aad tiri: “Walaal ma akhrin weli buuggana” ma lagu yiri: Waad taageersan tahay?. Intaa laguma koobsane ma laguu galay wacdi iyo gooddi buugga ku aaddan, iyada oo lagu leeyahay: Hala gubo buuggaa, yaan la gadan, gaalnimuu wadaa, ninka...

Post

Tol Waa Nin Qumman Qabanqaabadiis iyo Nin Qalloocan Qabanqaabadiis

W/Q Georgi Kapchits Si xiise leh, ayaan u akhristay maqaal uu qoray Ibraahim M. Deeq uuna magac uga dhigay “Kala Miirka Maahmaah iyo Odhaah, Gabay iyo Hees”, waxayna ila noqotay in maqaalku uu mudan yahay in laga faalloodo, siiba qaybtiisa ku saabsan maahmaahyada iyo odhaahyada. Qoraagu aad buu uga welwelsan yahay in si qumman loo...