W/Q: Saciid Cabdi Ismaaciil Sida ay ka warhayso bulshada Soomaaliyeed badankeedu, galabnimadii Jimcada ee taariikhdu ahayd 19kii Sibteembar 2014, wadaadka Soomaaliyeed ee Sh. Maxamed Cabdi Umal, wuxuu xertiisa ku guubaabiyey in ay gubaan buug yar oo cinwaankiisu yahay: “Xadka Riddada: Maxaa ka Run ah?“, isagoo buugga iyo qoraagiisaba ku eedeeyey in ay faafinayaan gaalnimo cad. Arrinkaas...
Dawladnimo Aan Daacad Loo Ahayn!
W.Q. Ibraahim M. Deeq Muddo dheer oo qalalaase colaaddeed iyo deganaansho la’aan siyaasadeed oo baahsan ay Soomaaliya ku soo jirtey; waxaa iminka jirta dawlad aan awoodda dalka si buuxda gacanta ugu wada hayn haseyeeshee aqoonsi buuxa caalamka ka heshay. Taas oo talo midnimo hageyso oo Soomaalinimo ku salaysan lagu sii xoojin karo, laguna meel-marin karo....
Kala Miirka Maah-maah iyo Odhaah, Gabay iyo Hees
W.Q. Ibraahim M. Deeq Bur-burkii ummadda Soomaaliyeed 1991kii haleelay waa mid saamayn weyn dhinac walba oo nolosheena ku saabsan ku yeeshay, oo waxaad mooddaa in ay wax inoo cayntayba iska yar yihiin. Wixii badbaaday xitaa calaw baa ka muuqda oo jiritaankoodii macnawi iyo adeegsigoodii ka faa’iidaysiba qalooc iyo maroor baad mooddaa inuu tuuro aanay lahaan...
QOFKA IYO QAAYIHIISA
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen ‘Qofka – hoobaantii nolosha, maankeedii garashada dheeraa, wadnaheedii lahashada badnaa, dareenkeedii fannaanka ahaa, adkaysi iyo dulqaadkii aan xadka lahayn. Qofku kolka guntiisa loo dhaadhaco, ma aha lahasho indha la’ oo gubaysa oo in la raalli geliyo bad iyo buuraba laysaga xooro; ma aha shahwad laga ledi waayo. Caynkaas iyo wax u...
Tollimo Hunguri iyo Tu Walba Seeg
W. Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne) Nin isqaadaya oo sanka is-taabanaya ayaannu Hargeysa ku kulannay. Waxa aan ku ogaa xubin ka mid ah xusbi kuwa mucaaridka ah; waxa uu se igaga oo baxay meel aanan ka eegaynin. Waxa uu ii sheegtay la-taliye wasiir. Warka ayaa igu cusubaa ee si kale u lama aan yaabin, waayo...
Garnaqsi: Aniga iyo dadkan yaa khaldan?
W/Q Burhaan Cali Waxaa la yiri ” nin iyo xaaskiisu colna ma aha nabadna ma aha”, illaa la isku daalana la islama qabsado. Aniga iyo xaaskayga Saafi, balse aan ula baxay Coley iyana iigu yeerta Col-Wade, tabtaa ayaannu nahay. Dookheeda uma daayo, marka ay soo bandhigtana kuma qanco. Dhoollacaddayn been ah baan uga baxaa. Beryihii ...
Geeddigu Waa Xaggee?!
W.Q. Axmed Saciid Aw Muuse Waxaan aad u xasuusnahay 24kii bishii Oktoobar 1969kii. Haweenay ku labbisan guntiino, timuhu qaawan yihiin, garbasaartiina malaha jidka kaga soo luntay ee ordaysa uguna horrayso koox dad ah. Way qaylinayeen, waxayna ka yimaadeen dhinaca Monopolio. Waxay igu dhaafeen dugsigii dhexe, xiligaas, ee ka soo horjeedey wasaaraddi tacliinta. Waxaan malaynayaa inay...
Maxaa Isaga Dan Ah!
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Lix sannadood aan kala go’ lahayn, ayaan ka soo qaybgelayay “Bandhigga Buggaagta Caalamiga ee Hargeysa” oo sannad walba la qabto. In kastoo magacu yahay “Bandhigga Buggaagta’, misna barnaamijku qaybo tiro badan ayuu ka kooban yahay. Haddaan tilmaan u soo qaato kii 5 – 13 bisha Agost, 2014 ka qabsoomay Hargeysa, dadka dibedda laga...
Maxaa Afka loo Qabtay Odayga!
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan Shucuurta farxadeed ee aadanaha ku abuuran xilliyada ay soo shaac baxdo waxaa ka mid ah marka uu muwaadinku ku soo guryo noqdo waddankiisa hooyo, haddii uu mas’uul maamuus sare lagu soo dhawaynayo yahayna kaba sii farxad badan. Muuqalka qolka marti sharafta ee gegida diyaaradaha ee Hargeysa, xiliigii uu madaxweyne Axmed...
Lacagta hawada marta (mobile money)
W.q. Maxamed Dalmar Waxaan xusuustaa sanadkii 2013 horrantiisii in dawladda Soomaaliyeed, oo markaas cusbayd, ay soo foodsaartay dhibaato dhaqaale oo kaga imaaneysey xagga sarrifka doollarka iyo shilin Soomaaliga. Waxaa xilligaas aad hoos ugu dhacay qiimaha doollarka Maraykanka markii loo fiiriyo qiimaha shilin Soomaaliga oo aad sare ugu kacay. Waxaan xusuustaa xiisaddii arrintaasi abuurtay iyo dhaliishii kululayd...



