W/T: Dr. Cali Baxar Odhaahda tifaftirka: Bahda WardheerNews waxa ay la wadaagaysaa akhristayaasheeda sharafta leh qoraalo, iyo suugaan taxane ah oo isugu jira Af Soomaali iyo Af Ingiriisi oo ay waxgaradka Soomaaliyeed ku xasuusanayaan Alle ha u naxariistee fanaanadii caanka ahayd ee Xildhibaan Saado Cali Warame oo dhawaan koox wax magarato ahi ku dileen magaalada...
Falan-qeyn: Xeel-dheerida Qoraal ee Suuratul Yuusuf
Qore:Cabdullaahi Janno Quraanka Kariimka ah cajaa’ibtiisa waxaa ka mid ah in lagu sifeeyay mid aysan culimadu ka dhergin. Jiil walba arrimo cusub oo waqtigooda ku habboon ayay kala kulmaan. Sidaa la ajligeed, Aayadda 67-aad ee Suuradda al-Ancaam ku jirto [لِّكُلِّ نَبَإٍ مُّسْتَقَرٌّ ۚ وَسَوْفَ تَعْلَمُونَ] waxay qaar culimadu ku fasireen inay tahay in si tartiib tartiib...
Maanso “Waxa Saado loo diley”
W/T Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalla (Shiine) Marka hore waxaan dhamaan salaamayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto. Bisha barakaysan ee Ramadaan ee gebegebageedii lagu jirona waan ugu bishaaraynayaa. Marka xiga waxaan aad uga murugaysanahay dilka bahalnimada ah ee loo geystey AHN Xildhibaan, fannaanad qaran Saado Cali Warsame oo gacan ka xaqdarani Muqdisho ku dishey,...
Wareysi: Madaxa Jaamacadda Kismaayo
WardheerNews Odhaahda Tifaftirk:Tan iyo intii ka dambeysay burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa isa soo tarayay kobaca waxbarashada sare ee Soomaaliya, waxaana waddanka laga hirgeliyay jaamacaddo tiro badan. Kuwaas oo ku kala baahsan gobollada dalka oo dhan. Jaamacaddahaas tirada badani, run ahaantii dhibatooyin iyo durrufo kaleba ha iska jiraane haddana waxay dabooleen illaa xad baahiyihii...
CEEBAHA CAQLIGA
W/Q. Cabdullaahi M. Cawsey Muddo laga joogo shan sanno, waxaan aqristayaasha WardheerNews la wadaagay maqaal aad u faafey oo la magac baxay Naxariista Caqliga. Waqtigaas aan qorayay maqaalkaa waxaan la mid ahaa mucaashaq jaceyl barad ah oo ku ashqaraaray quruxda, wanaagga iyo hufnaanta gabar ay isku cusub yihiin oo kale, marka la fiiriyo sidii aan...
Barashada iyo Bartaha
IDIRIS M. CALI Heesta hoosta ku qoran waxa aan June 21, 2014 kaga qaybgalay xaflad-qalinjabineed (sanadguuradii sagaalaad) oo ka qabsoontay magaalada Boston—xafladdaas quruxda badan oo ay soo agaasimeen bahda SALSI (Somali Association for Literacy & Social Improvement). Heestu waa masafo, leh jaangoynta “heesta-maqasha.” Heestu waa masafo oo waxa ay u taxan tahay bayd-bayd (labo-labo-meeris). Waxa...
Edeggayn: Erey Loo Sed-buriyey
W/Q Xamse A. Kheyre Hordhac Tan iyo markii u horreysay ee idaacad afka Soomaliga ku baxdaa ay hawada soo gashay afartameeyadii, turjumaadda ereyada qalaad waxay ahayd mid ay la legdemaan hawl-wadeennada idaacadaha iyo warbaahinta kale ee Soomaalidu. Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga, tusaale ahaan, ayaa wararka caalamka ee ay baahiso marka hore warka isagoo af-ingiriisi...
Gardarrada Baarlamaanka iyo Gebi-dhaca Madaxweynaha
W/Q Ibrahim G. Sharmarke Hordhac Markii uu kor-joogaha daacadda ahi indho qaawan ku eego xaaladda Soomaaliya, waxaa si aan caad ku jirin u muuqanaya in ay dadka maanta talada waddanka gacan-togaalaynaya yihiin kuwo garashada iyo xilkasnimadaba sabool ka ah, isla markaana aan dan iyo heello toona ka lahayn mustaqbalka ummaddan iyo dalkeedaba. Xaaladda Dalka Xilligan...
Dal-jir (Sheeko Gaaban)
Qore: Cabdullaahi Janno “Haye, haye, aynu ismaqalno,” ayuu yiri Macallin Nuur, “waa faaqidaaddii suugaanta.” Tobankiisii arday waxay la soo baxeen buugtoodii Suugaanta af-Soomaaliga. Waxa ilbaabka ka soo galay Fu’aad oo neef-tuuraya, dhididkuna ka dareerayay. “Fu’aadow waqtiga dhowr,” ayuu yiri Macallin Nuur. “Waad soo daahday.” “Macallin, gabar i jecelaa isbaaro ii dhigatay,” ayuu Fu’aad la soo...
Madaxweyne Wiiqmay iyo Maalmo Horleh
W/Q Faysal Cabdi Rooble Dharbaaxo Lama Filaan ah Kadib markii ay soo ifbaxday in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud uu itaal gabay geesta dibloomaasiyada caalamiga ah, iyo tan gayiga Geeska Afrika, waxa la soo darsay waayo cusub oo dacarta ka qadhaadh. In ka badan boqol iyo soddon xildhibaan (130+) ayaa dalbaday in uu madaxwaynuhu is casilo. Waxa...



