Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 55
Post

Seygii Saaqidka ahaa (Qaybtii 7aad)

W.Q. Cabdcasiis Maxamed Shidane Markii laga reebo in meeshu nalagu hayaa aysan ahayn xabsi rasmiya oo qalabeysan, looguna talagalay in dadka faldanbiyeedka geysta lagu xiro, haddana waa hool weyn oo u sameysan sida bakhaar ballaaran oo is ku dhex furan. Rag, dumar, ilmo iyo waayeel, intaba waa la is dhex jiifaa. Hal musqul ayay meeshu leedahay, taas oo feyl dheer loo galo. Nadaafad xumada,...

Post

EEBBOW, MAXAMED HA NOO WAAYIN!

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Qoraaga Somaaliyeed ee Bashiir Sheekh Cumar Good ayaa dhowaan wargeysxilliyeedka ‘The Gulf News’ ku soo saaray maamuusxus uu ka qoray  marxuumka MAXAMED CALI  (hore: Cassius Clay) oo dalka Maraykanka u dhashay.  Si weyn ayaan ugu qashuucay qoraalkaas uu Bashiir ku magacaabay “Astaan qaaraddda Afrika ku tanaaddo .. tan ugu bilan ayuu...

Post

Madaxweyne Xasan iyo Doorashooyinka Soomaaliya

Aragtida Tifaftirka WardheerNews “ Madaxweyne waxaan  ku weydiinayaa afar sano ayaad Soomaaliya joogtaa, wali Xamar  Ammaankeeda ma sugtay ? Su’aashayda labaad, ilmaha Kaamanka deggen dugsi ma haystaan, Iskool ma haystaan, Dhakhtar ma haystaan, Ilaah xaqiisa maiyaa?” Cadnaan waa will yar oo Minosata deggan, da’diisu lama sheegin laakin waxaan ku qiyaasi karnaa ilaa 6-7 jir, waxaanu ka...

Post

SILSILADDII XAYDHA (Hormadii 6aad, uguna dambaysey)

W.Q. Shaafici Qaasim Nuur Sidii aan qormadii koowaad kusoo xusay, far Soomaalida iyo af Soomaaliga oo in badan kala da’ weyn aawadeed, waxa hallaabay ama marar badan madmadow isku gedaamaa suugaan badan oo haddii qoraal lagu sugi lahaa, afkeenna dhumuc iyo dhadhanba ku biirin lahayd. Yeelkeede, wax aynu dugsanno ama wax ku dul dhisi karno...

Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Tobankii Maalmood ee Harar

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Cutubka 8 aad Tobankii Maalmood ee Harar Saacad barkeed markii aannu iridda ku sugaynnay ayuu waardiyihii soo laabtay oo noo sheegay in aan soo dhaafo albaabka. Markaa ayaannu inta dib u kooraysannay baqalaheennii ku soo hagay waddada wayn, dhabbe dhuuban oo taag sare kor ugu baxa, dhagaxyada ka soo taagtaaganina...

Post

“DADKA LAGA TIRADA BADAN YAHAY” – BEEN FAKATAY!

W/Q Cabdixakiin M. Maxamuud “Marayare” Waxa jira beeno badan oo fakaday oo runtiina gaadhi kari weyday. Midda ugu darani waa middan: ”Beelaha laga tirada badan yahay…”. Si wacan loo ma yaqaan beeshaas laga tirada badan yahay tan ay tahay.Waxa kale oo aan iyana la ogayn cidda tirada badan iyo ciddan labada kooxoodba tirakoobtay ee natiijadan...

Post

Seygii Saaqidka Ahaa! (Qeybtii 6-aad)

W.Q. Cabdicasiis Maxamad Shidane Markii ay I daashatay shaqo la’aantu, Kharduumna ay irridaha shaqada iga laabatay, ayaa waxaan soo gucday hilowgii hooyo Ceynabo iyo saaxiibtey Xulbado. Tan iyo in muddo ah xasuustooda waan is moogeysiinayay, maxaa yeelay, waxaan ogahay in xaaladdeyda murugsan aysan waxba ka qaban karin, walbahaar iyo kurbo hor leh in ay ku...

Waa kuma ‘Hadraawi’?
Post

Waa kuma ‘Hadraawi’?

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. SIDAAN U AQAAN: Waa qof, waa abuur insi ah, waa nolol giraan ah, oo xilkeeda, xiskeeda, xanuunkeeda iyo xariirteedu waqti xaddidan leeyihiin., oo...

Post

Cusmaan Yusuf (Cusmaan Geri): Halyey Soomaaliyeed

W/Q. Cali Yuusuf Ciisa Waxaa magaaladda Seattle ee maryaykanka ku geeriyooaday bishii Ogost 23-dii, Allaha ha u naxariistee Cusmaan Yusuf oo loo yiqiinay Cusmaan Geri oo aha halyeey naftiisa u huray qaranka Soomaaliyeed. Cusmaan wuxuu ku dhashay baadiyaha waqooyiga Jigjiga. Wuxuu ku barbaaray, waxna ku bartay Jigjiga. Wxuu ku shaqeysan jiray baayac mushtari oo uu...

Post

MAXAMED MAXAMUUD XANDULLE : DANJIRE HILAADIN DURUGSANAA (1956-2016 )

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Maqaal aan ka qoray dhacdo aan ka qaybgalay New York oo cinwaankeedu ahaa “ Kulankii Dhallinyarada Adduunka – 1970” (WardheerNews.com) ayaan ku bilaabay ereyo murugo ka muuqato : “ Shan ayaannu ahayn .. imminkana, afar”.  Ka naga allaystay ayaan ka yara warramay sida dhagarqabta ah ee geeridiisu ku timid, intaanan shirweynihii iyo waxaanu kala...