Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 54
Eedaysanayaal wax eedeeya!
Post

Eedaysanayaal wax eedeeya!

W.Q. Maxamuud Ugaas Ri walbaa shillalkay isisaarto ayay ku qalantahay; maahmaah Soomaaliyeed baa ahayd. Waxaana lagu macnayn karaa: in ruux kastaa meeshuu is dhigiyo intuu dadaalkiisu gaaro noloshiisu ku jaan go’naan doonto. Nin aan isku meel wax ka barano ayaa sheeko iiga sheekeeyay. Miday qaraabo ahaayeen ayaa Ingiriiska dalkugal (Visa) ka helay. Habeenkay sagootinayeen ayagoo...

Seygii Saaqidka ahaa (Qaybtii 9aad)
Post

Seygii Saaqidka ahaa (Qaybtii 9aad)

W/Q: Cabdicasiis Maxamad Shidane Waxaan sugnaba, waxaa la soo gaaray habeenkii aan badda gali laheyn.Waa habeen aan in badan naawilayay. In aan dhibtii iyo rafaadkii igu haysay Libya aan ka baxo oo iskaga dhoofaa waxay ii ahyd farxad, haseyeeshee khatarta badda ee waxaan la kulmi doono aanan ogeyn inaan u bareeraa waxay dhanka kale igu haysay...

Post

“HA ARKINA…!”

W/Q Cabdixakiin Marayare Haddii qof weyni iskudhex qaawiyo Suuqa weyn ee Baakaraha Xamar amma Suuqa Waaheen ee Hargeysa, dad badan baa yaabaya oo ashahaadanaya!Si kaste oo qofkaas lagu asturi karo waa la yeelayaa. Ugu dambeyn in dhar loo xidhayo oo ceebtii la qarinayo ayaynu garanaynaa. Laakiin haddii qof dharkiisii gashani markale labadaas Suuq lugeeyo cidna...

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Cutubkii 10-aad – Berbera iyo Agagaarkeeda
Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Cutubkii 10-aad – Berbera iyo Agagaarkeeda

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Odhaahda Tifaftirka: Waa Cutubkii 10-naad ee tarjumaadda buugga Sahankii Richard Burton, oo ka kooban 10 cutub, oo markii ugu horeysay la daabacay 1858. Buugga waxa tarjumay Boodhari Warsame. WardheerNews waxa ay aad ugu mahadnaqeysaa Boodhari oo xil aad u weyn iska saaray sidii uu ugu soo bandhigi lahaa bulshoweynta Soomaaliyeed buuggan taariikhiga...

Post

GAALKACYO XAGGEE LAGU WADAA?

W/Q Cabdixakiin M. Maxamuud “Marayare” “Gaalkacayo nabad may tabteen lamana guureene Ganac-buur dan kala riixda oo aan dhibtuna gaadhin Oo aan gurbood ganacsi iyo guri ka ool meesha Oo ruux la gawraco u yahay gool shir lagu sooray Ayaa gadaya dhiiggeeda oo gudinta soofeeya Bulshaduna garaad kama koraan lamana siin gacane Gurmad fidiya ways gabawartoo...

Post

Seygii Saaqidka ahaa (Qaybtii 8aad)

W/Q: Cabdicasiis Maxamad Shidane Tiriboli waxaa igu qabsaday waxyaabo fara badan, sida in aan la qabsan waayay cimiladeeda isgedgeddiska badan, taas oo marna qabow daran ah, marna kuleyl xad dhaafa ah. La qabsi la’aantaasi waxey sababtay, in aan la soo dhaco xanuunno aan horay iskugu ogeyn, sida beer xanuun, kelliyo xanuun, iyo xanuunno u badan kuwa ku...

SOOMAALIYEYNTA FEDERAALKA
Post

SOOMAALIYEYNTA FEDERAALKA

W/Q Maxamed Cabdullaahi Soomaali badan baa u aragta hab-dawladeedka Federaalka Soomaaliya hadda ka jiraa inuu yahay mid horseedi doona kala qaybsanaan iyo kala qoqobnaan. Dhinaca kale marka aad ka eegtid Federaalka Soomaaliya waa xaqiiq jirta, oo Soomaali badan u arkaan xal waari kara, oo ay danaynayaan inuu yahay dariiqa ku haboon in loo maro midnimo...

Qareenada aan la dirsan ee dumarkeena u dooda!
Post

Qareenada aan la dirsan ee dumarkeena u dooda!

W/Q Sh. Axmed Cabdisamad Ugu horrayn kolkii hay’adda Culimada Soomaaliyeed ay bayaanka ka soo saartay kootada dumarka, ayaa dadka qaarki yiraahdeen culimadu maxay dumarka godobta uga galayaan?. Markaas ayay igu dhalatay in aan qormadaan qaladkaas ku saxo. Waa hubaal in aysan dumarkeenu shirweyne ka yeelan siday xubno uga heli lahaayeen baarlamaanada, isla markaasna aysan jirin...

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Cutubkii 9-aad: Harar ilaa Berbera
Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Cutubkii 9-aad: Harar ilaa Berbera

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Cutubkii 9-aad: Harar ilaa Berbera Subaxii Sabtida, Janawari 13, ayaa intii aysan qorraxdu soo baxin wax badan ka hor gammaankii la kooreeyay, la xakameeyay, oo alaabteennii yarayd lagu raray. Quraac degdeg ah ka dib, ayaannu odaygii Suldaanka  dhufaanka ahaa gacanqaadnay, oo inta gaadiidkayagii fuulnay waddooyinkii cidlada ahaa ciribta ku sii...

Post

Ma Siyaasiyiinteenaa Xun Mise Innagoo Dhan Baa Xun?

W.Q. Sh. Axmed Cabdisamad Eedda oo dhan gumeystaha iyo daba-dhilifka ayaa lahaa. Ka dibna dawladdii musuqmaasuqa ahayd baa yeelatay, dabadeedna kacaankii ayaa dusha u ritay, haddana waxay ku wareegtay qabqablayaasha iyo mooryaanta, waxayna u sii gudubtay wadaaddada iyo maxkamadahoodii, waxaana kala wareegay dawladaha federalka iyo goboleedyada isugu jira. Dabcan eedda kama marnayn Maraykan, Xabashi, IGAD,...