Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Al Shabaab oo xalay weerar ku qaaday fariisin ay Ciidanka Amisom ku lahaayeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Category: Audio Daily News
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faahfaahin ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay qarax shalay casar-liiqii ka dhacay makhaayad ku taal waddada Maka Al-mukarama iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Soomaaliland oo sheegtay mar kale in aanay khuseny shirka London ee Khamiista furmaya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer aan idiib heyno waxaa ka mid ah:Maleeshiyaadka Al Shabaab oo soo bandhigtay Agab ay shegeen in uu yahay mid ay ka qabsadeen ciidankii Mareykanka ee howlgalka Shabeelaha Hoose iyo warar kale. Fadlan hoos ka dheyso warka Raadiiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo lagu dilay Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Wararka Raadiyo Wardheer
Wararka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Soomaaliya iyo Itoobiya oo gaaray heshiis wax wada qabsi, Soomaaliya oo ka hadashay dilkii xalay loo geestay Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo maanta oo Arbaco ah lagu wado in uu tago magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamalka oo maanta booqasho gaaban ku yimid magaalada Muqdisho, Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in la xaddidayo tirada ciiddamada XDS iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Kenya oo sheegtay in ay Sarkaalkii ku xigay hoggaamiyaha ciiddanka Gado ee Shabaab ay dishay, Doorashadii Galmudug oo dib u dhacday iyo warar kale. Warka oo dhan hoos kadhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Guddiga doorashada Madaxweynaha ee Galmudug oo sheegay in maanta oo Sabtid ah ay Baarlamaanka hor imaan doonaan Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Galmudug iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
