Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 23
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ay halkaas ku dagaalameen Saacadihii la soo dhaafay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Guddiga Galmudug u matalayay wada hadalada ayaa  ku dhawaaqay inuu bur buray wada Hadaladii ay la lahaayeen Ahlusuna ee ka socday magaalada Muqdisho iyo warar kale. Fadlan hoos ku dhegeyeyso warka oo dhan:    

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaaradaha aan duuuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka oo duqeen ka fuliyay deegaanka Wargaduud oo ka tirsan Gobalka Gado iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo gacanta ku dhigay laba ruux oo la sheegay in ay ahaayeen Shabaab, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay eeddii ka soo yeertay maamulka Hirshabeele iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe ee G/Shabeelaha Hoose, diyaaradihii Qaadka ee imaan jiray Muqdisho oo maanta ka degay Jowhar iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: