Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dadka degaanka iyo mas’uuliyiin kale oo sheegay in in kabadan 100 ka tirsan Al-shabab la rumaysan yahay lagu dilay duqeyn ay diyaradaha dagaalka Mareykanka subaxnimadii Sabtdai ka fuliyeen gobolka Gedo iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Audio Daily News
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya oo xalay duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ka jira oo maanta Muqdisho imaanaya iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Qeybta Galmudug ka howlgasha ayaa maanta xoog ku soo furtay Ajaanib muddo Asbuuc iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya 57- Sanad Guuradii kasoo wareegtay aas aaskooda iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta oo kulamo la qaatay madaxda dalkaas, iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka maid ah:10 qof oo isugu jira Saraakiil iyo Ciidan ayaa ku dhintay weerar Ismiidaamin ah,waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10 kale iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in aan la siyaasadayn gargaarka dadka loo fidinayo iyo warar kale. Warka oo dhan hoos dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wariye Coldoon oo labo sano lagu xukumay, Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Cafis kooban u fidiyay dhalinta u dagaalanta Alshabaab iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
