Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo saaka u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Audio Daily News
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya inuu ka socdo dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dhalinyaro careysan iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ku dhawaad labo kun oo Milatari ah oo maanta laga saaray Muqdisho, dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobalka Mudug iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faahfaahin ka soo baxaysa gaari walxaha qarxa laga buuxiyay oo saaka barqadii ku qarxay degmada Wadajir iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Munaasabad lagu xusayay 15ka May oo xalay ka dhacday Muqdisho, SHabaab oo weerrar ku qaaday saldhig ciiddanka kenya ay ku lahayeen Mandheera iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos kadhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Is rasaaseyn u dhaxeysay Ilaalada Madaxtooyada iyo Ilaalada Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir oo goor dhow ka dhacday Aqalka dowladda Hoose, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada, iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya oo maanta Dooxa kaga qayb galaya shir looga hadlayo maalgashiga iyo abaaraha wadamada ay dagaallada ka jiraan, Maamulka Gado oo sheegay in duqayn ka dhacday Gado lagu dilay hoggaamiyeyaal Shabaab ah iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Qoraal ka soo baxay Waaxda Fulinta Arrimaha Socdaalka iyo Kastamada ee ICE ayaa lagu xaqiijiyey celinta muwaadiniin u kala dhalatay Soomaaliya iyo Kenya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheeer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Qarax khasaare geystay oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aana idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo weerar ku qaaday ciidanka Kenya ah oo maraayay inta u dhaxeyso Hoosingow iyo Dhoobley, Shirkii landon ee looga hadlayay arimaha Soomaaliya oo maanta furmay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer :
