Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 20
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho oo xalay hawlgallo guri guri ah ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, Shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Boosaaso iyo Carmo iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Howlihii ka socday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ooi caadi ku soo laabtay , ka dib markii ay hakad ku jireen muddo saacado ah, Taliyaha guud ee howlgalka midowga Afrika AMISOM Jen. Cusmaan Nuur Subagle oo magaaalada Baydhabo ka sheegay in ay isku diyaarinayaan howlgal ka dhan ah...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada bisha barakeysan ee Ramadaan Dowladda Kenya ayaa sheegtay  in ay ka feejigan tahay weeraro qorsheysan iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo dilay Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Shabeellaha Dhexe marxuum C/wali Ibraahim Maxamed iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in aysan aqbali doonin in magaalada Muqdisho lagu dhex wato gawaarida ay ku rakibanyihiin qoryaha dhashiikayaasha iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Xero ciiddan oo ku taal deegaanka Leego ee Shabeellaha Hoose, Dadka Deegaanka  No 50 oo dowladda Soomaaliya ka dalbaday in gacan laga siiyo dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso