Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 19
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya madaafiic xalay dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga ciiddamada AMISOM ay ku leeyihiin  degaanka Biya Cadde ee gobolka Shabellaha Dhexe iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhgeyso  

Warka Raadiyo Muqdisho
Post

Warka Raadiyo Muqdisho

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Saraakiisha Milatariga Soomaaliya ee gobalka Gado oo xaqiijiyay in saacadihii la soo dhaafay diyaarado dagaal ay duqeeyeen tuulooyin hoos yimaada degmada Baardheerre ee gobalka Gado iyo Warar kale. Warka ooo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Faah faahin ayaa ka soo baxasa iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay agagaarka xarunta degmada Kaaraan, kaasoo dhex maray Ciidamada Xasilinta iyo ciidamo milateri ah iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo wada dadaalo ay kula soo wareegeyso maamulka Hawada,  Shan ruux oo ku dhimatay rasaas lagu furay gaari khudaar siday meel ku dhow deegaanka Qalimow iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegtay inay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Carabta iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Booliska magaalada Melbourne ee dalka Australia oo toogasho ku dilay muwaadin asalkiisu Soomaali yahay kadib markii la sheegay in uu afduub u geystey haweeney duleedka magaalada Melbourne, Ciiddamo Kenyaan ah oo ku sugnaa deegaankaTarako ee degmada Baardheere oo qarax lala beegsaday iyo Warar kale. Warka oo dhan...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin waxqabadkii boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: