Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegtay inay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Carabta iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
