Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Faah faahin ayaa ka soo baxasa iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay agagaarka xarunta degmada Kaaraan, kaasoo dhex maray Ciidamada Xasilinta iyo ciidamo milateri ah iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer