Warka Raadiyo Muqdisho

Warka Raadiyo Muqdisho

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Saraakiisha Milatariga Soomaaliya ee gobalka Gado oo xaqiijiyay in saacadihii la soo dhaafay diyaarado dagaal ay duqeeyeen tuulooyin hoos yimaada degmada Baardheerre ee gobalka Gado iyo Warar kale.

Warka ooo dhan hoos ka dhegeyso