Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin waxqabadkii boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
