Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Howlihii ka socday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ooi caadi ku soo laabtay , ka dib markii ay hakad ku jireen muddo saacado ah, Taliyaha guud ee howlgalka midowga Afrika AMISOM Jen. Cusmaan Nuur Subagle oo magaaalada Baydhabo ka sheegay in ay isku diyaarinayaan howlgal ka dhan ah Al-shabaab iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
