Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho oo xalay hawlgallo guri guri ah ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, Shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Boosaaso iyo Carmo iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
