Nairobi (Standard)-Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed has been sworn in. Abdalla was out of the country when other Cabinet Secretaries were sworn in last week. Secretary to the Cabinet and Head of Civil Service Francis Kimemia conducted the swearing in ceremony witnessed by President Uhuru Kenyatta. President Uhuru congratulated Mohammed on her appointment and...
Author: Jamaal
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Mey 20, 2013 (WDN)- Wardka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Weeraro madaafiic ah oo xalay lagu qaaday xarrunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, Dad loo soo xir xirey weeraradaasi, Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo dhiggiisa Suudaan la kulmay iyo Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xannibaaddii Somaliland ay ku soo rogtey...
Dhageyso Warka Radio Wardhe
Muqdisho, Mey 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la leh xildhibaanno wada mowshin, Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay gooni isu taaggooda inuusan gor gortan galeyn, Jowhar oo bandow lagu soo rogey iyo qodobbo kale.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey dugsi ay wax ku baranayaan agoon, kana hadlay arrimo badan (Sawirro)
Muqdisho, Mey 18, 2013 (WDN)-Madaxweynaha Jamhuurriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarriga ka jaray xarrunta waxbarashada agoonta ee ANADOL, oo ay dowladda Turkigu Muqdisho ka hergalisay. Xarruntan, oo laga furay degmada Wadajir, ayaa waxa dhismaheedu uu socday in muddo ah, ujeedkuna waxa uu yahay in wax lagu baro illaa iyo...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Mey 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wafdi IGAD ka socda oo Kismaayo kulan kula leh mid ka mid ah maamulladii halkaasi dhawaan looga dhawaaqay, 18-ka Mey oo Somaliland laga xusayo, Bam lagu tuurey xalay meel ay ciidamo joogeen Jowhar, oo ay laba askari...
RaadRaac: Mowshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya
RaadRaac: (WDN)– Raadraac: Mowshin-Dhageysatayaasheenna qiimaha iyo qaddarinta mudan, Xubno baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah, ayaa dhawaan mowshin ka dhan ah xukuumadda uu hoggaamiyo Raysal wasaare Saacid waxay u gudbiyey guddoonka sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo xukuumadda ku eedeynayay wax qabad li’i iyo wada shaqeyn la’aan. Si aan arrimahan wax badan uga ogaanno, ayaa wariyaha Radio...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Mey 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wasiirka arrimaha gudaha DS oo sheegay in AMISOM ay dhex dhexaad ka ahaato arrinta Kismaayo, Somaliland oo u diyaar garoobeysa xuska 18-ka May oo ammaankana aad loo adkeeyay iyo dagaal ka dhacay Ceel-barde, Bakool.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Mey 16, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Dowladda oo diiddey maamulladii shalay looga kala dhawaaqay Kismaayo, Wasiirka maaliyadda oo baarlamaanka hor tagay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga danjiraha Kooriyada Koonfureed ee Soomaaliya iyo qodobbo kale.
Howl-galka tababarka ciidamada dowladda oo Muqdisho loo wareejiyay (Sawirro)
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay tallaabada uu qaaday howlgalka tababarka ciidamada midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM), kaas oo loo so wareejiyay magaalada Muqdisho maanta. Waxaa Seddexdii sano ee la soo dhaafay Midowga Yurub u soo tababareen ciidan gaaraaya ilaa 3,000 oo askari kuwaasi oo uu madaxweynuhu sheegay inay ka mid...
Barre Hiiraale oo isna sheegtay in uu yahay madaxweynaha Jubba-land
Neyroobi, Mey 15, 2013 (WDN)-Barre Aaden Shirre (Barre Hiiraale), oo mar ahaa wasiirkii gaashaandhigga mid ka mid ah dowladihii KMG ahaa ee dalka soo maray, ayaa caawa Kismaayo ka sheegay in uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Jubba-land, afarta sano ee soo socota. Barre Hiiraale, oo wareysi siiyay idaacadda VOA-da qeybeeda afka Soomaaliga, ayaa sheegay...





