Muqdisho, Mey 17, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wasiirka arrimaha gudaha DS oo sheegay in AMISOM ay dhex dhexaad ka ahaato arrinta Kismaayo, Somaliland oo u diyaar garoobeysa xuska 18-ka May oo ammaankana aad loo adkeeyay iyo dagaal ka dhacay Ceel-barde, Bakool.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
