Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 18, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wafdi IGAD ka socda oo  Kismaayo kulan kula leh mid ka mid ah maamulladii halkaasi dhawaan looga dhawaaqay, 18-ka Mey oo Somaliland laga xusayo, Bam lagu tuurey xalay meel ay ciidamo joogeen Jowhar, oo ay laba askari ku dhaawacmeen iyo qodobbo kale.