Author: Jamaal

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo isku raacdey in maamul u sameynta Jubbooyinka loo daayo dowladda Soomaaliya, Baarlamaanka oo ka doodaya sharciga maamul u sameynta dalka, Dilal ka kala dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo xalay iyo dabcan qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raggii dilay Sheekh C/qaadir Gacmay oo toogasho lagu xakumay, Bannaabax lagu taageerayo xukuumadda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay mar kale, Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiis kala saxiixday iyo warar kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Baarlamaanka Soomaaliya oo ka noqday mowshin laga keenay xukuumadda, Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay danjiraha midowga Yurub ee Soomaaliya, Raysal wasaare Saacid oo Muqdisho ku qaabilay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 21, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Bannaanbax ka dhan ah in Mowshin laga keeno xukuumadda oo Muqdidsho ka dhacay, howl gal ballaaran oo amniga Xamar lagu sugayo oo billowday, Madaxweynaha Puntland oo sheegay in waxa kaliya ay Soomaalidu ku heshiin kareyso ay tahay...

FBI detectives find DNA of Mombasa nightclub attack suspect in toothbrush
Post

FBI detectives find DNA of Mombasa nightclub attack suspect in toothbrush

A toothbrush found in a bag containing ammunition has the DNA of the sole suspect in the terrorist attack on a nightclub in Mombasa, an FBI detective told a court Monday. The luggage containing AK47 magazines was discovered on a Nairobi-bound bus in Mombasa, hours after a grenade attack on a nightclub a year ago....

Iranians to pay $1m for illegal fishing in Somalia
Post

Iranians to pay $1m for illegal fishing in Somalia

Bosaso (Africa Review)-A court in northeastern Somalia’s Puntland state has slapped 92 people with nearly $1 million fine for illegal fishing. The lower court in Bossaso, about 1,500 northeast of Mogadishu, imposed $100,000 fines on the five boats said to belong to Iranian fishermen. The fines are payable within 45 days. “If they fail to...

Fight for Somalia turns town to dust
Post

Fight for Somalia turns town to dust

Once a bustling haven away from Mogadishu’s battles, Elasha Biyaha has almost become a ghost town as residents flee. Elasha Biyaha, Somalia – In a town not far from Mogadishu, vehicles slow to a crawl to negotiate the potholes that dot the town’s only tarmac road; ownerless donkeys wander about, scavenging for food; once-elegant villas with...

EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD
Post

EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD

Today, the European Union has launched the handing over phase of the Sheikh Technical Veterinary School to the Inter-Governmental Authority for Development (IGAD). The pioneer school specialised in animal health and initiated by the EU in Somaliland 10 years ago, will indeed soon become a regional centre of excellence within the Horn of Africa. With...

Kenya Lobbies Mahama Over Somalia
Post

Kenya Lobbies Mahama Over Somalia

Accra (WDN)-President John Dramani Mahama has accepted a request from Kenya to champion their cause for an expansion of Amisom troops at this week’s African Union (AU) Summit, noting that peace and security remain vital to the growth of the continent. Kenya’s Deputy President, William arap Ruto, in a discussion with President Mahama in Accra on...

Arab Parliament President meets Somali President
Post

Arab Parliament President meets Somali President

Dubai (ENA)-President of the Arab Parliament Ahmed Mohammed Al Jarwan has met Somali President Hassan Sheikh Mahmoud, during his three-day visit to the Horn of Africa country, Somalia. During the meeting, the Somali President expressed his gratitude regarding the support being received by Somalia from the Arab Parliament, especially in the economic and political areas....