Muqdisho, Meey 24, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo isku raacdey in maamul u sameynta Jubbooyinka loo daayo dowladda Soomaaliya, Baarlamaanka oo ka doodaya sharciga maamul u sameynta dalka, Dilal ka kala dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo xalay iyo dabcan qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
