Muqdisho, Meey 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabaan gaaray, Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay booqashadooda Kismaayo, Wariye lagu dhaawacamay magaalada Kismaayo iyo qodobbo kale.
Author: Jamaal
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 29, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Howl gal amniga lagu sugayo oo Muqdisho laga sameeyay, Puntland oo eedeysay madaxweynihii hore ee Puntland, Kismaayo oo wafdigii dowladda xayiraadda laga qaaday gudahana u galay magaalada iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 29, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu noqday, si weynna uga hadlay arrimaha Kismaayo, Awdal oo laga sii daayay odayaal dhaqameedyo xirnaa iyo qodobbo kale.
PRESS RELEASE: JUBBALAND STATE OF SOMALIA
The newly established Jubbaland state community anticipated supportive reward from the Federal government for liberating most of the regions from Al-Shabab and pioneering in the implementation of the government vision within the framework of the constitution devoid of any support from Mogadishu. In addition Jubbaland State of Somalia is willing to support and replicate its...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay howlgalka ciidamada Kenya ee Kismaayo, Wafdi dowladda ka socday oo Kismaayo loo diiday inay gudaha u galaan, Waddada isku xirta Bardaale iyo Baydhabo oo amnigeeda la adkeeyay iyo qodobbo kale.
Dibad-bax ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo ka dhacay (Sawirro)
Kismaayo, Meey 26, 2013 (WDN)- Bannaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka Jubbaland garabka uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubbada Hoose, kaas oo looga soo horjeeday madaxweynaha Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud. Bannaabaxayaasha, oo socod ku soo maray waddooyinka qaar ee Kismaayo, ayaa...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Dagaal Muddo socday oo xadka Soomaaliya iyo Kenya ku dhex maray Shabaab iyo Askar Kenyaan ah, Dibadbax looga soo horjeedo Dowladda Soomaaliya oo Kismaayo ka dhacay, Axmed Madoobe oo sheegay in wada-hadal ay la gali karaan dowladda...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Meey 25, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo isku raacday in Muqdisho ay marti galiso shir maamul KMG ah loogu sameynaayo Jubbooyinka, Sool oo beelo lagu heshiisiiyay, Xafiiskii Xisbiga Horseed ee Iskushuban oo dad careysani ay xireen iyo qodobbo kale.
Community Group Challenges Toronto’s Star‘s Reporting About “Somali Drug Dealers”
Canadian Somali Congress argues paper focused unduly on nationality in its reporting of Rob Ford’s alleged crack smoking. Members of the Canadian Somali Congress have condemned the Toronto Star for repeated references to “Somali drug dealers” in its initial story about mayor Rob Ford’s alleged drug use. The Star‘s first article on the subject originally used the description “Somali” 10 separate times...
Eritrea still collecting money in Canada for military regime: Documents
Canada is investigating allegations that Eritrea’s consulate in Toronto has continued to solicit money from Eritrean-Canadians despite the government’s warnings to stop. The Eritrean government is still collecting taxes from expatriates in Canada to bankroll its military regime, despite being warned by the Department of Foreign Affairs to stop, a human rights group alleges. New...




