Muqdisho, Meey 30, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabaan gaaray, Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay booqashadooda Kismaayo, Wariye lagu dhaawacamay magaalada Kismaayo iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
