Muqdisho, Meey 27, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay howlgalka ciidamada Kenya ee Kismaayo, Wafdi dowladda ka socday oo Kismaayo loo diiday inay gudaha u galaan, Waddada isku xirta Bardaale iyo Baydhabo oo amnigeeda la adkeeyay iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
