Author: Jamaal

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 04, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Guriga Barre Hiiraale oo xalay Bambo lagu tuurey, Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxweynaha Keenya, Raysal wasaare Saacid oo cambaareeyay hab-dhaqanka lagula kaco muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika iyo qodobbo kale.

Danjiraha cusub ee QM Soomaaliya u qaabilsan oo shaqo billaabay
Post

Danjiraha cusub ee QM Soomaaliya u qaabilsan oo shaqo billaabay

Dajiraha Cusub ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay howsha danjirannimo ee QM Soomaaliya, isagoo badalayna ergeygii hore ee Agustine Mahiga. Ergayka cusub, ayaa waxa garoonka magaalada muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Md. Cabdullaahi Ciilmooge iyo xubno ka mid ah golaha xukuumadda Soomaaliya. Danjire Nicholas, ayaa...

Somalia demands action over brutal killing
Post

Somalia demands action over brutal killing

Mogadishu, June 03, 2013-Somali president urges Jacob Zuma to investigate killing of Somali in South Africa after graphic video goes viral. Somalia’s president says he “wants answers” from South Africa after the brutal murder of a Somali man in Port Elizabeth, Al Jazeera has learned. The Somali man, 25-year-old Abdi Nasir Mahmoud Good, was stoned...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 03, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay, Howl gal amniga lagu sugayo oo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen Muqdisho, Danjiraha cusub ee QM Soomaaliya u qaabilsan oo xilka la wareegay iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 02, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabbaan kula kulmay Ban Ki Moon, Ciidamo ka socda Siiraliyoon oo Kismaayo ku wajahan, Ciidamo ammaanka suga oo Baydhabo loo sameeyay iyo qodobbo kale.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne Ku xigeenka Kenya iyo wafuud kale (Sawirro)
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne Ku xigeenka Kenya iyo wafuud kale (Sawirro)

Yokohama, 01 June 2013  (WDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalaya shirka TICAD V ee ka socda magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxuu kulamo gooni gooni ah la yeeshey mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweyne Ku xigeenka Kenya, Madaxa Bankiga Adduunka, Madaxa UNICEF, iyo mas’uuliyiin kale. Waxaa maanta magaalada...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 01, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shirka horrumarinta Afrika ee Jabbaan oo Furmay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya, Dhurwaa wiil yar ku cuney deegaanka Adhi-caddeeye ee gobolka Sool, Danjire Ameeriko oo agab waxbarasho u qeybiyay qaxooti Soomaaliyeed iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 31, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay raysal wasaaraha Jabbaan, Dil xalay ka dhacay Jowhar, Wasiirka arrimaha Gudaha oo digniin u direy askar la eedeeyay iyo qodobbo kale.