Author: Jamaal

Post

Wararkii ugu dambeeyay dagaalada Kismaayo iyo dowlada oo baaq jeedisay

Mogadisho:- 09,2013 (WDN) Inta la,ogyahay ilaa 13-ruux ayaa ku dhimatay halka tira intaasi ka badana ay ku dhaawacantay dagaal manta mar kale ka qarxay magaalada kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Ciidamada Raaskambooni ee uu hogaamiya Xamed Madoobe ayaan guulo ka sheegtay dagaalka maalintii labaad ka dhacaya magaalada kismaayo, waxaana afhayeen u hadlay uu sheegay inay...

Post

Axmed Madoobe oo shir jaraa’id kaga hadlay dagaalada Kismaayo iyo kulan uu la qaatay Xasan Shiikh Maxamuud

Nairobi:- 09-2013 (WDN)Axmed Maxamed Islaam “Modoobe” oo kulan wareed ku qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku adaan dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo iyo xiriirka maamulka Jubbaland kala dhaxeeya dowlada Federaalka Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa dagaalada ka dhacay Kismaayo waxaa uu ku eedeyay in ay ka dambeeyso...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdihso,Juun 08,2013 (WDN) Qodobada Warka Radio Wardheer waxaa kamid ah: Wararkii ugu danbeeyay ee dagaallada Kismaayo, Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho  kana hadlay dagaalka Kismaayo, Wasiirka Arimaha Gudaha oo dalbaday in dagaalka la joojiyo iyo qodobo kale.

Post

Mudaaharaad looga soo horjeedo dilalka lagu hayo Soomaalida Konfur Afrika oo Nairobi ka dhacay +Sawiro

Nairobi:-Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta Kenya  ka dhacay banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo dilalka iyo xasuuqa lagu hayo Soomaalida ku nool, kana ganacsata dalka Konfur Afrika. Inkastoo dowlada Kenya aya diiday in dibad baxan ladhigo, hadana dhalinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku dhiiraday in ay muujiyaan...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdihso,Juun 07,2013 (WDN) Wararka Radio Wardheer waxaa ka mid ah:-dibad-baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo dowlada Konfur Afrika oo ka dhacay gudaha iyo dibada Soomaaliya,golaha wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay heshiisyada badda Soomaaliya,muran u dhaxeeya dowladaha masar iyo Itoobiya iyo qodobo kale

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdihso,Juun 06,2013 (WDN)- Wararka Radio Wardheer, qodabada aad dhageystayaal wararka aad ku maqli doontaan waxaa ka amid ah:-Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo caalami ah kala saxiixday, dadka ku nool magaalada Muqdisho oo cambaareeyay dilalka arxan darrada ah ee lagu hayo Soomaalida ku nool Konfur Afrika, Munaasabad lagu xusayo sanad guuradii soddon iyo lixaad ee...

Dowladda Suuriya oo dib uga qabsatay mucaaradka magaalo muhiim ah
Post

Dowladda Suuriya oo dib uga qabsatay mucaaradka magaalo muhiim ah

Mudsiho- Juun 04,2013:- Kadib dagaalo xoogaan oo isbuucyo dhexmarayay dowlada Suuriya iyo Mucaarad dalkaasi ,ayaa waxaa ugu dambeyn usuura gashay dowlada Suuriya in gacanta ay ku dhagto magaalo xuduudeedka Qusayr. War kasoo baxay maamulka Bishaar Al-Asad ayaa lagu yiri”Ciidamadeena geesiyaasha ah ee udagaalamaya xoriyada dalkooda, waxay kala dambeyn iyo maamul dowladnimo kusoo celiyeen magaalada Qusayr”....

Xasan Shiikh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta oo heshiis kala saxiixday
Post

Xasan Shiikh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta oo heshiis kala saxiixday

Nairobi:-Kadib Kulamo qaatay labo maalin oo u dhaxeeyay madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa gabagabadii waxay labada dhinac kala saxiixdeen heshiis ka kooban shan qodob, kuwaas oo quseeaya xiriirka labada dal oo ay ugu muhiimsantahay qorshaha dib ucelinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma ee Kenya....

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 04, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobada Wararka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo oo soogaaray Nairobi,Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo warbixin kasoo saaray xaalada Soomaaliya,Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Putland oo is casilay iyo qoddobo kale.