Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdihso,Juun 08,2013 (WDN)
http://d383x9er2dcb4o.cloudfront.net/wp-content/uploads/2012/02/micr_audio.gif
Qodobada Warka Radio Wardheer waxaa kamid ah: Wararkii ugu danbeeyay ee dagaallada Kismaayo,
Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho  kana hadlay dagaalka Kismaayo,
Wasiirka Arimaha Gudaha oo dalbaday in dagaalka la joojiyo iyo qodobo kale.