Muqdisho, Juun 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Jaaliyadda Putland oo Madaxweyne C/Raxman Faroole kusoo dhaweeyay Melbourne,Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay dagaalo ka dhacay Duleedka Jowhar ee Shabeelaha Dhxe,Iraan oo yeelatay Madaxweyne Cusub iyo Qodobo kale oo caalami ah.
Author: Jamaal
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose oo 14 ay ku dhinteen
Muqdisho, Juun 15, 2013 (WDN)Sida ay ku waramayaan wararka laga heleyo magaalada Kismaayo waxa uu maanta dagaal ka dhacay tuulada Hoosingoow ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo dhex maray ciidama taabacsan Axmed Maxmed Islaam (Axmed Madoobe) oo shir Kismaayo ka dhacay bishii hore loogu doortay in uu yahay madaxweynaha Jubbaland iyo ciiddamada dowladda Soomaaliya ee...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Xasan Shiikh Maxamuud oo lagu casuumay shirka G8, Faah Faahinta dagaallo ka dhacay duleedka Jowhar, Xildhibaano iyo diplumaasiyiin taageeray shirka Jubbooyinka ee Muqdisho ka dhici doona iyo qodobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 14, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Soomaalinad oo diiday in Hargeysa ay xafiis ka furato Qaramada Midobay,Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray London,kulamana ka qeybgalaya,dadka reer Iraan oo dooranaya madaxweyne iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Gaari Hub uwaday Shabaab oo Sh/Hoose lagu qabtay, dowlada oo sagootisay safiirkii Britain ee Soomaaliya, Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Madaxweyne cusub doortay iyo qodobo kale.
Midowga Yurub oo taageero cusub u ballan qaaday dowladda Soomaaliya (Sawirro)
Muqdisho, Juun 12, 2013 (WDN)- Madaxweynaha Jamhuurriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wafdi aad u ballaaran oo ka socda Midowga Yurub maanta kula kulmay magaalada Muqdisho, wafdigaas oo ah kii ugu ballaarnaa ee ururka Midowga Yurub ka socda ee Muqdisho soo gaara. Wafdigan, oo uu hoggaaminaayay guddoomiyaha Midowga Yurub u qaabilsan...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 12, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sh oo kulan la leh 10 Safiir oo Yurub katimid, Dagaal Baydhabo ka dhacay, Axmed Madoobe oo Kismaayo tagay iyo Garabkiisa oo diiday Shirka ka dhacaya Muqdisho iyo qodobo kale
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale kahadlay dagaalka Kismaayo, Mahiga oo Muqdisho laga sagootiyay, Xabadjoojin laga gaaray dagaalkii Kismaayo, Booliska Kenya oo Toogtay Ruux Soomaali ah xaafada Islii iyo Qodobo kale
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdihso,Juun 10,2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobada Wararka ee Radio Wardheer waxaa kamid ah: Ra’isul Wasaare Saacid oo kahadlay maamul usamaynta Gobollada, Dad lagu dilay Kismaayo, Qaraxyo ka dhacay Kenya Iyo qodobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho,Juun 09,2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobada Warka Radio Wardheer waxaa kamid ah: Xasan Sh oo ka digay sii socoshada Dagaalka Kismaayo, Dibadbax ay ka qeyb galeen masuuliyiinta dowlada oo Muqdisho ka dhacay Midowga Afrika oo baaq udiray dhinacyada ku dagaalamaya Kismaayo iyo Qodobo kale.


