Muqdisho, Juun 13, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Gaari Hub uwaday Shabaab oo Sh/Hoose lagu qabtay, dowlada oo sagootisay safiirkii Britain ee Soomaaliya, Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Madaxweyne cusub doortay iyo qodobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
