Muqdisho, Juun 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Putland oo ka tacsiyeeyey allaha unaxariistee geeradii Boqor Cabdilaah Boqor Muuse oo Filand ku geeriyooday,Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Baladweyne Gaaray, Warar kala duwan oo kasoobaxaya halka uu ku suganyahay Xassan Daahir Aweys kadib safarkiisii qarsoonaa ee...
Author: Jamaal
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Xildhibaanada Putland oo ka dooday joojinta Tahriibta,dagaalo qabiileed Kenya dhexmaray qabiilo Soomaaliyeed oo qasaare sababay,Xaladda Nelson Mandela oo laga deyrinayo kadib xanuun saameeyay Noloshiisa, iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Saraakiil ka tirsan ciidamada booliiska oo Muqdisho tababar ugu furmay,dowlada Ingiriiska oo lacago badan ku bixineysa dib udhiska xabsiyo iyo maxkamado ku yaala Soomaaliya,Madaxweynaha Brazil oo ku baaqday in lajoojiyo mudaaharaadyada hareeyey dalkeeda iyo qodobo kale oo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Konfur Afrika oo ka hadlay xaalada ajaaniibta sheegeyna in aan dhibaato loo geysanin Soomaalida,Barlamaanka Putland oo ku baaqay joojinta dagaal beloodyo kasoo cusboonaaday qaar ka mid ah gobolada Putland,Ciidamada Kenya oo sheegey in ay gacanta ku...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 21, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Sh oo soo xiray shirkii qaran ee waxbarashada, Xubin katirsan barlamaanka oo Muqdisho ku geeriyooday, Dr Saacid oo Gudi umagacaabay Munaasabadaha muhiimka ah iyo qodobo kale
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qaramada Midoobay iyo Putland oo cambaareyay weerakii UNDP Muqdosho,banaanbax lagu taageerayo dowlada Turkiga oo ka dhacay Muqdisho.Maamulka Bishaar Al asad ee Suuriya oo abaabulaya dagaalo ka dhan mucaaradka, iyo qodobo kale oo caalami ah
Dowladda Soomaaliya & QM oo cambaareeyay weerarkii xarrunta QM ee Muqdisho (Sawirro)
Dowladda Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerar abaabulan oo saaka barkhadii lagu qaaday xarrunta QM ee Muqdisho ay ku leedahay, halkaas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 20 ruux, oo isugu jira ajaaniib iyo dad kale oo Soomaali ah. Sidoo kale xog-hayaha guud ee QM Ban Ki moon, ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid laga naxo,...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta UNDP Muqdisho iyo dad ku dhintay,Qaramada midoobay iyo dowlada Federaalka oo cambaareyay qaraxa UNDP Muqdisho,Daalibaan iyo Mareykanka oo wada hadal bilaabaya, Obaama oo safar ku joogaa Jarmalka iy,iyo Qodobo kale...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo furay shir looga hadalayo dib usoo nooleynta waxbarashada dalka, Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG ee Kismaayo oo la dhaawacay, Saif al-Islam oo maxakamad lasoo taagayo,iyo Qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Safiirka Soomaaliya ufadhiya Konfur Afrika oo kulan la qaatay Haweenka Soomaaliyeed ee Konfur Afrika, Wasiirka difaaca dalka oo booqday goob tababar ciidan oo ku taala Muqdisho, Xubin ka mid ah guddiga doorasooyinka Putland oo is casilay, iyo...

