Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdihso,Juun 07,2013 (WDN)

http://d383x9er2dcb4o.cloudfront.net/wp-content/uploads/2012/02/micr_audio.gif

Wararka Radio Wardheer waxaa ka mid ah:-dibad-baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo dowlada Konfur Afrika oo ka dhacay gudaha iyo dibada Soomaaliya,golaha wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay heshiisyada badda Soomaaliya,muran u dhaxeeya dowladaha masar iyo Itoobiya iyo qodobo kale