Muqdisho, Juun 04, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Guriga Barre Hiiraale oo xalay Bambo lagu tuurey, Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxweynaha Keenya, Raysal wasaare Saacid oo cambaareeyay hab-dhaqanka lagula kaco muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
