Dhageyso Warka Radio Wardhe

Dhageyso Warka Radio Wardhe

Muqdisho, Mey 19, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku  maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la leh xildhibaanno wada mowshin, Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay gooni isu taaggooda inuusan gor gortan galeyn, Jowhar oo bandow lagu soo rogey iyo qodobbo kale.