Author: Jamaal

Axmed Madoobe oo kaligii u tartamay madaxtinnimada Jubbaland, kuna guuleystay (Sawirro)
Post

Axmed Madoobe oo kaligii u tartamay madaxtinnimada Jubbaland, kuna guuleystay (Sawirro)

Neyroobi, Mey 15, 2013 (WDN)-Ergada shirka maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa maanta Kismaayo ku doortey in uu madaxweynaha maamulka Jubbaland ee sanadaha soo socda noqdao Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo ahaa sidoo kale guddoomiyaha ururka hubeysan ee Raaskaambooni, kaas oo Kenya gacan ku siiyay inay Kismaayo iyo qeybo ka mid...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku  maqli doontaan waxa ka mid ah; Xafiiska tababarka ciidamada dowladda Soomaaliya ee dibbadda, ayaa magaalada Muqdisho loo soo wareejiyay, Raysal wasaare Saacid oo guddi soo dhammeeya khilaafadka Jubbooyinka magacaabay, Somaliland oo mamnuucday duulimaadyada QM ee deegaannadeeda iyo Kanada oo dib u soo celineysa...

Somaliland oo ka carootey go’aan ay QM gaartey, xannibaadna ku soo rogtey duulimaayada QM ee Somaliland
Post

Somaliland oo ka carootey go’aan ay QM gaartey, xannibaadna ku soo rogtey duulimaayada QM ee Somaliland

Neyroobi, Mey 14, 2013 (WDN)-Maamulka Somaliland, ayaa si adag uga hor yimid go’aankii QM iyo hay’adda duulimaadyada caalamiga ah ee ay shalay Muqdisho ugu wareejiyeen la socodka duulimaadyada hawada Soomaaliya iyo qaadidda canshuuraha diyaaradaha isticmaala hawada Soomaaliya, dowladda Soomaaliya, waxayna arrintaasi darteed ay sheegeen inay si KMG ahaan u joojiyeen dayaaradihii QM ee deegaannada Somaliland...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 14, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Waddamada G7 iyo dowladda Soomaaliya oo Muqdisho heshiis ku kala saxiixday, Nin magangalyo u doontay Jarmalka, oo burcad badeednimo lagu eedeeyay, kadibna la xiray, Gaadiidleyda isaga kala goosha Muqdisho iyo Marka oo shaqo billaabay iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho Mey 13, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Soomaaliya oo dib ula soo wareegtay xafiiskeedii la socodka duulimaayada dalka Soomaaliya iyo qaadidda canshuuraha mara hawada Soomaaliya, Duqa Muqdisho oo ka hadlay arrimo la xiriira dhulalka la isku heysto ee Muqdisho, Raysal wasaare Saacid oo cambaareyay weerarkii...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho,  May 12, 2013(WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid oo ballan qaaday in ay la dagaalami doonaan qabyaaladda iyo musuqmaasuqa, Xirnaanshiyaha waddooyinka Muqdisho oo walaac laga muujiyay, Suudaan oo lacag ugu deeqday Soomaaliya iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameyn doono, Seddex ruux oo uu askari ku jiro oo Xalay Heliwaa lagu dilay, UN OCHA oo sheegtay in fatahaadda wabiyada ee xilli roobaadkan ay caruur ku dhinteen, dad...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, May 10, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada war ka aad ku maqli doontaan waxa k amid ah; QM oo sheegtay in tan iyo 2007-dii AMISOM looga dilay Soomaaliya 3,000 oo askari, Dilal ka dhacay Marka iyo Muqdisho, Bannaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda Puntland iyo sicir barar jira oo Boosaaso lagu qabtay iyo qodobbo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, May 09, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inay mudnaanta siinayaan midnimada iyo degganaanshiyaha dalka, Duqa Muqdisho oo sheegay inay Muqdisho ka kacday halkii ay ku kuftay 22 sano ka hor, Sarkaal ka tirsan nabad-sugidda oo la sheegay in Afgooye...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, May 08, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo London kula kulmay ganacsato dooneysa inay maal-gashi ku sameystaan Soomaaliya, Somaliland oo soo dhaweysay qodobbadii ka soo baxay shirkii London, Wariyayaal u shaqeynayay Shabaab oo dowladda isku dhiibey iyo qodobbo kale.