Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho,  May 12, 2013(WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid oo ballan qaaday in ay la dagaalami doonaan qabyaaladda iyo musuqmaasuqa, Xirnaanshiyaha waddooyinka Muqdisho oo walaac laga muujiyay, Suudaan oo lacag ugu deeqday Soomaaliya iyo qodobbo kale.