Author: Jamaal

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 07, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shirka London ee Soomaaliya oo furmay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay qorshe la mid ah kii lagu samatabixiyay Yurub 1945-kii, Bannaanbax shirkaasi London lagu taageerayo oo Muqdisho ka dhacay, Ciidamada Somaliland...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 06, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka  mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo u ambabaxay London, Muqdisho oo mar kale waddooyinkeedi muhiimka ahaa la xiray, Qadar oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday samafalayaal dalkeda u dhashay gudaha Muqdisho, Siilaanyo oo ka warbixiyay safaradiisa dibbadda iyo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 05, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday kolonyo dalka Qadar ka socday oo maanta Muqdisho gaaray, Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerarkaasi cambaareeyay, Somali Airlines oo laga rajo qabo inay sanadkan dib u bilowdo duulimaadyadeedii 22 sano kadib iyo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 04, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada Warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo warmurtiyeed ka soo saartay shirkii Addis Ababa, Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho dib ugu noqday, wasiirka arrimaha dibbadda oo ka war bixisay qodobbadii shirkii Addis Ababa, Waddooyinkii Muqdisho oo dib loo furey, Feysal Cali Waraabe oo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 03,2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa gaaray, shirkii wasiir arrimo dibadeedyada IGAD oo Itoobiya ka furmay, Maalinta warbaahinta madaxa bannaan oo Muqdisho laga xusay iyo qodobbo kale.

RaadRaac: Tegidda Barre Hiiraale ee Kismaayo iyo Xaaladda Kismaayo
Post

RaadRaac: Tegidda Barre Hiiraale ee Kismaayo iyo Xaaladda Kismaayo

RaadRaac (WDN)Xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo, ayaanu waxan ka wareysannay afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo Cabdinaasir Seyraar, oo sheegay in dhawaan ergada shirka ay dooran doonaan madaxweynaha Jubbaland. Seyraar waxa uu sidoo kale meesha ka saaray in wax xiisado ah ay ka dhalatay tagidda Barre Aaden Shirre Hiiraale ee magaalada Kismaayo.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 02, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo baarlamaanka Soomaaliya la hadlay, wasiirka arrimmaha dibbadda Soomaaliya oo shir kaga qeyb galeysa Addis-ababa, Britain iyo Imaaraad oo lacago ugu deeqay Soomaaliya iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 01, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo C/naasir Seyraar, ayaa Radio Wardheer u sheegay in ergo 500 gaaraysa ay  madaxweynaha Jubbaland dooran doona, Ammaanka Muqdisho oo maalintii labaad aad loo adkeynayo, fataahadda wabiga Shabelle oo laga deyriyay iyo qodobbo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada aad ku maqli doontaan warka waxa ka mid ah; ammaanka Muqdisho oo la adkeynayo xilli ay soo dhawdahay markii la dilay hoggaamiyihii al-Shabab Aaden Ceyrow, QM oo Danjire cusub u magacowday Soomaaliya, Boosaaso oo lagu dilay dad lagu eedeyay Shabaabnimo iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 29, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Kullamo u socda madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamulka Puntland Md. Faroolle, Madaxweyne Faroolle oo soo jeediyay in la maxkamadeeyo hoggaamiyayashii dagaalka ee baarlamaanka ku jira, Dagaal ka dhacay Ceel-barde iyo qodobbo kale.