Muqdisho, Mey 06, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo u ambabaxay London, Muqdisho oo mar kale waddooyinkeedi muhiimka ahaa la xiray, Qadar oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday samafalayaal dalkeda u dhashay gudaha Muqdisho, Siilaanyo oo ka warbixiyay safaradiisa dibbadda iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
