Muqdisho, Abriil 30, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada aad ku maqli doontaan warka waxa ka mid ah; ammaanka Muqdisho oo la adkeynayo xilli ay soo dhawdahay markii la dilay hoggaamiyihii al-Shabab Aaden Ceyrow, QM oo Danjire cusub u magacowday Soomaaliya, Boosaaso oo lagu dilay dad lagu eedeyay Shabaabnimo iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
