Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 04, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada Warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo warmurtiyeed ka soo saartay shirkii Addis Ababa, Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho dib ugu noqday, wasiirka arrimaha dibbadda oo ka war bixisay qodobbadii shirkii Addis Ababa, Waddooyinkii Muqdisho oo dib loo furey, Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay arrimo khuseeya Soomaaliya iyo qodobbo kale.